Shacabka Degmada Buur-Hakaba Oo Lagala hadlay Horumarinta Nabada.

0
67

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Buur-Hakaba ayaa waxaa ka socda Kulamo iyo Howgala lagu Xaqiijinayo Amaanka islamarkaana Bulshada lagu Wacyigelinayo sidii ay Laamaha Amaanka ugula shaqeyn lahaayeen Nabadgeliyada iyo Horumarinta Bulshada.

Gudoomiyaha Degmada Buur-Hakaba Ibraahim Mahamed Ibraahim oo dad shacab ah kula hadlaayay Gudaha Magaalada ayaa ayuu u sheegey in loogu baahan yahay Laamaha Amaanka kala shaeeyaan Arimaha Nabada iyo Horumarinta Amniga islamarkaana loo Xoojiyo Wadashaqeynta Shacabka iyo Laamaha Amaanka.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya