Shabakadda qaliimadda indhaha oo markii ugu horeysay dalka laga hirgaliyey.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhaqaatiirka Soomaaliyeed ayaa ka qeyb galay daah-furka qaliimada Shabakadda Aragga oo markii ugu horeysay ka howl bilaabeysa gudaha dalka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa