Sare u kac laga dareemayo suuqyada xoolaha Deegaanka Biyo-Cade ee gobalka Shabeelaha Dhexe.

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Sare u kac balaaran laga dareemaya qiimaha xoolaha nool ee lagu Iibiyo suuqyada Deegaanka Biyo-Cade ee Gobalka Shabeelaha Dhexe.

Sare u kaca Xoolaha ayaa waxaa sababay dhoofkii xoolaha oo dib u biloowday iyo roobabka gu’ga oo dalka ka biloowday.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa Warbixintan ku eegaya