Sare u kac ku yimid Maciishata Raashinka Degmada Waajid.

0
133

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Waajid ee Gobolka Bakool waxay kamid tahay Degmooyinka KGS ee ganacsigeeda ku xiran yahay ama Degmada lagu geeyo diyaaradaha taasi oo ka dhigeysa in lacagta lagu iibsado rashiinka ay noqoto mid qaali ah madaama diyaaradaha lagu soo saaro lacag qaali ah.

Haafkii sokor ah Degmada Waajid waxay ka joogtaa $24 Haaf Bariis $19 3 Litir oo salaad ah wuxuu ka jogaa $7 haafkii $22 taasi oo ka dhigeysa kuwo ayna ku dhawaan Karin dadka aan awoodin iyadoona weli Degmada Waajid ay ku soo qulqulayaan dad ka soo Barakacay Degaanada ka tirsan Degmadaasi.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa