Sare u kac ballaaran oo ku yimid qiimaha lakala siisto kalluunka suuqyada magaalada kismaayo ee xaruunta gobolka jubada hoose

0
206

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Mudooyiinki u dambeeyay suuqa weyn ee laga iibsado kaluunka ee magalaada kismaayo ee xaruunta gobolka jubada hoose ayaa laga dareemayay sare u kac balaaran oo ku yimid qiimaha lagula kala iibsado kaluunka, taasoo loo sababeynayo dabeylaha mudooyiinki dambe ka jiray dalka gaar ahaan magaalada kismayo iyo nawaaxigeeda

Mudooyinki hore ayaa waxaa kiilaha kaluunka lagula kala iibsanayay 2 dollar halka hadda lagula iibsanayo 6 dolar tasoo ka dhigan 3 jibaar intii hore lagu kala iibsan jiray. Hadaba Qaar kamid ah dadka ka ganacsado kaluunka oo warbaahinta ayaa kawarbixiyay sare u kacan baahsan ee ku yimid kaluunka iyo waxyaabaha sababay

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa warbixintan ku eegaya