Roobka Gu’ga oo Si wangaasan uga Curtay Degmada Dhoobley.

0
51

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo muddooyinkii dambe heerkulka uu aad u sarreeyay islamarkana hur la dareemayay guud ahaan gobollada Soomaaliya ayaa meelo badan oo dalka kamid ah ka curtay roobka xilliga Gu’ga oo aad loogu diirsaday.

Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa kamid ah meelaha ay roobabka ka hooreen, islamarkaana ay biyuhu fadhiyaan wadooyiinka taasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo duunyaduba.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya