Roobka deyrta oo ka curtay deegaano ka tirsan gobolka Gedo oo abaaro daran ay ka jireen.

0
311

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo gobolka Gedo ay ka jireen abaaro aad u da’ran ayaa saddexdii malin aynu so dhaafnay waxaa inta badan gobolka ka da’ayay Robab xoogan kuwasi oo ay ku diirsadeen dadka iyo dunyada ku dhaqan gobolka Gedo.

Melaha sida wangsan robabka uga da’ay waxaa kami ah Degmoyinka Luuq, Baladxaawo iyo Dolow iyo dhamaan deganada Hoos yimada Halkasi oo ay ka da’een Robab aad u xoogan.

Dolow Soomaaliya ayaa waxaa ka da’ay Robab aad u xoogan xoolo dhaqatada oo aad uga niyad jabsanaa ayaa hada dareemaya farxd aad u wayn.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa