Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xilli dalka ay ka jirto abaar baahsan oo dadka iyo duunyada saamaysay ayaa waxaa saacadihii ugu dambeysay Roobaab xooggan oo lagu diirssaday ay ka da’een gobollada dalka Meelaha ay raxmada eebe ka hoortay waxaa kamid ah Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.
Roobabka da’aya ayaa waxaa ay bilow u yihiin roobabka gu’ga waxaana ay kusoo aadayaan xilli dalka ay ka jirto abaar ba’an.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya