Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Guud ahaan dalkeena somalia waxaa ka jiray abaara xoogan oo saameyn ku yeeshay dadka iyo duuyada, balse hadda waxaa muuqata curashada roobka guuga. Magaalada dhoobley waxaa ay kamid tahay meelaha uu ka curtay roobka.
Hadaba Roobab xoogan oo saacadihii la soo dhaafay ka da’ay deegaanka dhoobley ee gobolka jubada hoose ayaa saameyn ku yeeshay qaar kamid ah bulshada deegaanka
Maxamed Cali Samow ayaa ka warramaya