Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xili u Deegaanka ka curtay Roobka deyrta ayaa waxaa u sameyn ku yeshay isku socodka Gadiidka iyo sido kale ganacsatada yar-yar ee loo yaqaano wadhaatada, Kuwaaso ku ganacsada hareeraha Wadooyinka.
Ganacsatadan yar-yar ayaa inta badan iibiya dharka,kabaha iyo Maacuunta,waxayna ka codsadeen Maamulka Deegaanka Dhoobley in ay carro buuxin ku sameeyaan Wadooyinka si una ha’kad ugu imanin ganacsigooda.
Qaar kamid ah ganacsatada wadhatada ah ee Magaalada Dhoobley oo Radio Sanguuni lahadlay ayaa kawarbixyay sameynta uu ku yeshay Robabka ka curtay Deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya