Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne waxaa ay kamid tahay meelaha uu sida weyn u saameyay Roobabka ka da’ay Dalka kaasi oo saameyn Weyn ku yeeshay Bulshada Magaalada Baladweyne islamarkaana ay ka barakaceyn guryahooda.
Saacadihii la soo dhaafay Dad ku dhow Saddex boqol oo qoys oo ay robabku saameyeen ayaa Deegansaday halka lagu magacaabo Ceel Jaale oo ku taala Duleedka Magaalada Baladweyne.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya