Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa ka warbixiyay guulaha ay Xukuumadda Dan Qaran ku tallaabsatay muddadii ay jirtay, Wuxuu xusay in dowladda ay ka go’an tahay in ay hormuud u noqoto dadaallada lagu yareynayo saboolnimada.
Rai’sul wasare kuxigeenka dalka ayaa ku booriyay hey’adaha caalamiga ee hawlgala dalka inay waafajiyaan shaqooyiinka ay dalka ka fulinayaan qorshaha qaranka iyo arimaha mudnaanta u leh xukuumada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya