Qoysas ku nool Deegaanka luglow oo ay saameeyeen Fatahaaduhu oo lagaarsiiyay Dhuxusha macmalka ah

0
54

(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Isbadalka cimiladda Jubbaland ayaa dadka barakaca ah ee ku nool deegaanka Luglow gaarsiisay Dhuxusha macmalka ah oo ay ugu tala gashay in dadkaasi kasoo barakacay deegaanadooda ay si fudud cunnada ugu karsadaan.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya