Qoysas ka barakacay Fatahaada Wabiga Shabeelle oo xaalad adag ku wajahaya Deegaanka Lafoole

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysas ka soo barakacay Dagaalada iyo Fatahaada wabiga uu ka gaystay Degmooyin ay ka mid tahay Afgooye ayaa xaalad cunno xumo, biyo yari iyo hoy la’aan ku wajahaya inta u dhexeeyso Muqdisho iyo Afgooye.

Iskuduwa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Gobolka Shabellaha Hoose iyo Maamulka Degaanka Lafoole ayaa waxaa kormeer qiiman ah ku tagay dadkan oo ku durufsan kaaamam ku yaalo deegaanka Lafoole ee Gobolka Shabellaha Hoose.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya