Qoysas Danyar ah oo ku nool Magaalada Muqdisho oo loo qeybiyay Hilibka Udxiyada.

0
113

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xarunta Gargaarka iyo Howlaha Bini’aadanimda ee Boqor Salmaan oo kaa shaneysa Hay’adda Xikma Charity ayaa Maanta Mar kale Degmada Deyniile ee Gobalka Banaadir waxa ay Deeq Hilibka Udxiyada ah ugu qeybisay 1,600 oo Qoys oo horay uga soo Barakacay Deegaanadoodi Abaaro iyo Colaado.

Hilibkan ayaa waxaa ka faa’iideystay dad danyar, Naafo iyo Dad Barkacyaal ah waxaana goobta lagu qeybinayay goob joog ka ahaa Madax Sare oo ka tirsan Hay’adaha Boqor Salmaan iyo Xikma Charity.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya