Qoysas danyar ah oo ku nool Baladweyne oo codsaday in gurmad lala soo gaaro.

0
200

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qoysaskan danyarta ee ku nool kaamka wabi shabeelle xafadda kooshin ee magalada Baladweyne ayaa waxaa soo wajahay xalado nolol xumo oo ay kamid tahay hooy la,aan rashiin la,aan iyo biyo yari.

Qoysaskaan ayaa ka mid ah kuwo ay sameysay abaarta ka jirto dalka isla markaana kasoo barakacay qeybo kamid ah gobolada dalka.

Qaar kamid ah haweenka ku nool wabi shabeele ayaa codsaday in gargaar deg deg lala soo gaaro.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya