Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka hormarinta Dado ee magaalada Baydhabo ee Xarunta gobolka Baay ayaa Waxaa ay deeq anfurin ah gaarsiiyeen dadka danyarta ah ee Ku nool Kaamamka Ku yaalla duleedka magaalada Baydhabo.
Gudoomiyaha Ururka Dado Maxamad Abuukar ayaa kawarmaya deeqdaan anfurinta ah ee aay gaarsiiyeen dadka danyarta ah.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegaysa