Qoysas danyar ah Ku nool Degmada Diinsoor Oo la gaarsiiyay kaararka lacagta lagu qaato.

0
111

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Degmada Diinsoor ee Gobolka Baay oo uu wehlinaayeen guddoomiye ku xigeenadiisa ayaa booqasho iyo indho indheyn ah ku tagay goobaha dadka danyarta ay dagan yihiin kuwaas oo aan soo gaari karin goobaha lagu iibiyo kaararka lacagta lagu qaato oo ay ugu talagashay hay’addaha in looga Faa’iideeyo dadkaasi.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya