Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-800 oo qeys barakacayaal aha ayaa 30 sano ka dib markii uga horeysey dib u dejin ka haley magalada boosaasa waxaana dowlada hoose oo kaashanaeysa hay’adaha gar gaarka dalka ayaa waxey qoysaskaani ka taagyeeraan helista degaano sax ah oo sharciyeysan maadama ay in mudo ah ku jireen Xerooyin barakaca.
Waxaana faafaxin ka bixiyey sida looga wareejiyey qoysiskaani dhulka degaanka ay heleen AgaasimaHA arimaha Bulshada ee degmada Boosaaso Abdirizaaq Maxamed.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya






