Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sara ukaca ku yimid qiimaha maciishada quutul daruuriga ee Magaalada Dhoobley ayaa saamayn ku yeeshay noolasha dadka dan yarta ah ee ku nool magaalada iyagoon awoodin in ay qiime sare wax ku iibsadaan.
Ganacsatada iibisaa nuucyada kala duwan ee maciishadaha ee suuqyada Magaalada Dhoobley ayaa sara u kaca maciishada u sababeeyay cudurka karoona feyris iyo sido kale abaaraha ka jira dalka madaama inta badan dhaqaalaha dalkenu uu ku tiirsan yahay dhaqashada xoolaha iyo sido kale tacbashada beeraha.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya