Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Dag-alima oo dhaca dhanka Konfureed ee Magaalada Dhoobley ayaa in muddo ah laga dareemayay sare u kac qiimaha caanaha xoolaha ah taasi oo ay dadka iibiya Caanaha ay u sababeeyeen Roob La’aanta ka jirta Deegaanka.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa ka warramaya