Qaar kamid ah ganacsatada Magaalada Dhoobley oo sheegay inay ku ganacsadaan qaababka Online ka ah

0
190

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Iyadoo mudooyinki u dambeeyay dunidu ay u sii talaabsaneysay horumarro kala duwan oo salka ku haya qalabka digitaalka ah oo maalinba maalinta kasii dambeysa uu ku soo kordhayo wax cusub,ayaa hadana waxa Suuqyada qaabka online-ka wax lagu iibsado ay yihiin kuwo ku cusub gayiga Soomaalida.

Maxamed Xuseen waa wiil soomaaliyeed oo leh ganacsiga qalabka elektaroniga ah kana shaqaysanayay in ka badan saddex sanadood, waxa uu sharraxayaa farqiga u dhexeeya qaabka online ka ah.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa Warbixintan inoo haya