Qaar Kamid ah Gabdhaha ka ganacsada Dharka loo yaqaano Ha iwareerinta oo ka waramey Ganacsigooda.

0
309

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar Kamid ah Gabdhaha ku nool Deegaanka Dhoobley islamarkaana ka ganacsada Dharka loo yaqaano Ha iwareerinta ayaa ka warbixiyay Ganacsigooda iyo caqabadaha la soo darsa xiliyada ay ganacsigooda ku guda
jiraan.

Xamdi Sugow Lamaane. ayaa warbixintan ku eegeysa