Qaar kamid ah Dhalinyarada wax baratay ee Deegaanka Dhoobley oo bulshada ugu baaqay in dhiigooda ay ku caawiyaan Bukaanada u baahan in lagu Caawiyo Dhiig.

0
183

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhiig bixinta ayaa daraasado la sameeyay lagu ogaaday inay u tahay dadka bixiya mid Caafimaad weyn u soo jiidaysa, Hadaba Qaar kamid ah Dhalinyarada wax baratay ee Deegaanka Dhoobley ayaa bulshada ugu baaqay in dhiigooda ay ku caawiyaan bukaanada u baahan in lagu Caawiyo Dhiig.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa