Olole Nadaafadeed oo laga sameeyay qeybo kamid ah Magaalada Dhoobley.

0
132

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Haweenka nadaafada ee ka dhisan Magaalada Dhoobley oo is kood isku xilqaamay ayaa olole nadafadeed ka sameeyay qaar kamid ah xaafadaha Magaalada iyadoo ujeedka ololahaan ay Haweenkaasi ku sheegeen in ay uga gol leeyihiin kor u qaadidda bilicda Deegaanka.

Haweenkan ayaa si iskood ah u fulinayay ololaha taasi oo ay uga gol leyihiin kor u qaadida nadaafada iyo bilicda Deegaanka, ma ahan markii kobaad ee isxilqaan nocan oo kala ah ay sameeyaan Haweenka ku nool Magaalada Dhoobley.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa