Olole Lagu jarayo Geedaha Wadooyinka ku baxay oo laga sameeyey Gaalkacyo.

0
124

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Olole balaaran oo Bilic soocelin ah laguna furayo wadooyinka sidoo kalena lagu jarayo geedka garan-waaga ama Geedyuhudka ayaa ka socda qaybo kamida Xafadaha Israac iyo Horumar Degmada Gaalkacyo

Ololahaan oo ay si wadajira u samaynayaan Maamulka labada xafadood oo taageerana ka helayaan Dowladda Hoose Degmada Gaalkacyo ayaa lagu beegsanayey goobo gaara oo isugu jira wadooyin xiran iyo kuwo uu kabaxay geedka.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa