Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Maamulka Galmudug ayaa magaalada Galkacyo ka daahfurtay olole ballaaran oo wacyigelineed oo ku saabsan horumarinta Waxbarashada caruurta.
Ololahan ayaa si gaar ah looga bilaabay goobaha barakacayaasha, halkaas oo ay ku nool yihiin carruur da’dii waxbarasho gaartay balse aan haysan awood ay iskuulada ku aadaan.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa






