Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Dowlada Jubbaland,ayaa Magaalada Kismayo ka daah-furtay wajiga 2-aad ee Ololaha tallaalka ka hortagga Cudurka Dabaysha.
Munaasaba daah-furka oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa kasoo qeyb galay mas’uuliyiin ay kamid yihiin agaasimaha guud ee Wasaarada Caafimaadka, Madax Wacyigalinta iyo Horumarinta Wasaarada ee Caafimaadka, Hawlwadeenada Wasaarada iyo wakiilo ka socday Hey’adaha Caalamiga ee Wasaarada kala shaqeeya dhanka Horumarinta Caafimaadka.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya