Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha ee Hirshabeelle Xildhibaan Maxamed Goodir ayaa kormeer shaqo ku tagay Deegaanka Libiga, halkaas oo uu ku indha-indheeyay ololaha talaalka iyo daweynta xoolaha ee halkaas ka socda.
Kormeerkan ayaa qeyb ka ah dadaallada lagu xoojinayo caafimaadka xoolaha iyo horumarinta dhaqaalaha dadka xoolo-dhaqatada ah ee Deegaanka.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya