Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafiiska Horumarinta Xoolo dhaqatada Dowlada Deegaanka Soomaalida aya degmada Awaare ka daahfuray ololaha talaalka Furuqa Xoolaha iyo Daweeyntooda.
Munaasabada lagu daahfurayay talaalkaan ayaa waxaa ka qeybgalay maamulka Degamada Awaare , Dhaqaatiir , Agaasimyaal iyo Mas’uuliyiin ka socotay Xafiiska Horumarina xoolo dhaqatada DDS.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa