Ololaha dhiig shubista oo laga bilaabay Magaalada Wajaale.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ololaha dhiig-shubida ayaa si rasmi ah uga bilaamay Cisbitaalka degmada Wajaale, waxaan ka soo qeyb galay Mayirku xigeenka Degmada.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa