Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Nabadu waa furaha nolosha waxaa u qof kaste u baahan yahay in uu helo nabad iyo xasiilooni Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose waxaa haatan ka jira nabad iyo xasiilooni taaso ku timid iskaashiga iyo wada shaqeeynta bulshada Dowlad Goboleedka Jubbaland.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa