Muqdisho oo martigelisay horyaalka ugu horreeya ee kubadda cagta haweenka.

0
40

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Soomaaliya waxey qaaday talaabo taariikhi ah oo lagu xoojinayo doorka Haweenka ee kubada cagta. Markii ugu horreysay dalka waxaa laga hirgaliyay horyaal rasmi ah ee kubada cagta ee haweenka taaso muujineysa xiisaha ay gabdhaha soomaaliyeed u qabaan kubada cagta.

Gudomiyaha xariirka kubada cagta soomaaliya Cali Cabdi Maxamed ayaa sharraxaya qorshahan waqtiga uu bilawday.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya