Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo mareynta musiibooyinka Jubbaland ayaa Magaalada Kismaayo ku qabtay Xuska Maalinta Caalamiga ee Bini’aadaninada Aduunka oo Sanad walba Maanta oo kale dunida laga xuso.
Waxaana Munaasabadan ka soo qeyb galay Wasiiro Agaasimayaal Hay’addaha kala duwan ee ka shaqeeya Arimaha Bini’aadanimada iyo Marti Sharaf kale.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya