Munaasabad lagu Daah furayay qorshaha horumarinta Degmada Hobyo oo lagu qabtay Degmadaasi.

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hobyo ee Gobolka mudug ayaa lagu qabtay munaasabad lagu Daahfurayay qorshaha horumarinta Degmada Hobyo waxaana taaba galinaayo qorshaha hormarinta shirkada dal-dhise oo ah shirkad kashaqeysa dhismooyinka.

Waxa kasoo qeyb galay munaasabadda lagu daahfurayey qorshaha horumarinta degmada Hobyo maamulka shirkada dal-dhise waxgarad xubno kasocday bulshada qeybaheeda kala duwan.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya