Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan ay ku qalin jabinayeen arday baratay farsamada gacanta ayaa lagu qabtay magaalada kismaayo, Muasaabadan ayaa waxaa ku qalin jabinayay dufcadii koowaad ee kasoo baxday machadka farsamada gacanta ee Sayid Cumar oo gaareysa 150 arday oo baratay farsamada gacanta.
Qaar kamid ah Mas’uuliyiintii kasoo qeyb galay Munaasabada ayaa bogaadiyay macalimiinta Iskuulka Sayid Cumar hawsha wanagsan ee ay u hayaan bulshada.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya