Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kadib markii ay Kulan Magaalada Baydhabo ku yeesheen Saraakiisha Laamaha Amaanka KG iyo Xubno kamid ah Golaha Wasiirada Wasaaradaha Amniga Arimaha Gudaha Maamulka Gobolka Baay iyo kan Degmada Baydhabo kaasi oo looga hadlay Arimaha Amniga Deegaanada KG sidii loo xaqiijin lahaa Nabadgeliyada Shacabka.
Shirka Amniga ayaa waxaa Shir Guddoomiyey Wasiirka Amniga KG iyadoona ay Goobjoog ahaayeen dhamaan Laamaha Amaanka KG sidoo kalena laga soo saarey Go,aano lagu mamnuucayo Isticmaalka Mootooyinka Gudaha Magaalooyinka Xiliyada Habeenkii.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa fah-faahineysa