Mid kamid dhalinyarada Baladweyne oo abuurtay ganacsi uu ku maareeyo noloshiisa.

0
86

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool dhallinyaro badan oo noloshooda ka maareeya iibinta Macmacaanka loo isticmaalo afurka Bisha Barakaysan ee Ramadaan Dhalinyaradan ayaa iibiya Rootiga noocyadiisa kala duwan Timirta,Buskudka Iyo Xalwada.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa Warbixintan ku eegeysa