Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-la taliyaha ka hortaga leexsashada Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo ay weheyliyaan Maamulka Degmada Baraawe ayaa Maanta u kuur galay Xaalada Bini’aadanimo ee ka jirta Xeerooyinka Barkacayaasha ee Degmadaasi.
Cabdiqaadir Shariif Sheekhunaa oo ah la taliye Sare oo ka tirsan Hay’adda Maareynta Musiibooyinka una qaabilsan ka hortaga leexsashada Gargaarka oo ay heliyaan Guddoomiyaha Degmada Baraawe ku xigeenkiisa dhanka Aminga Agaasimaha waxda Gargaarka iyo Masuuliyiin kale ayaa soo indho indheeyay Xalada Dadkaasi kaasi.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya