Masuuliyin ka tirsan Galmudug oo dhagax dhigay balaarinta isbitalka Gadoon.

0
53

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Dowladda Galmudug oo ay wehliyaan Agaasimaha Wasaaradda amniga iyo Gudoomiye Dagmada Gadoon ayaa dhagax-dhigay ballaarin lagu sameynayo isbitaalka Degmada Gadoon ee Gobolka Galgaduud.

Munaasabadda dhagax-dhigga ayaa waxaa ka soo qayb galay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, masuuliyiin ka tirsan Maamulka Degmada, bahda Caafimaadka, iyo bulshada Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa