Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Jubbaland oo kormeeray Maxjarka Xoolaha.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Jubbaland Cabdullaahi Cali Faarax oo uu wahelanayo Agaasimaha Waaxda Caafimaadka ee Wasaaradda Xanaanada, Xoolaha Cusmaan Axmed Xasan ayaa kormeeray shaqo ku tagay Maxjarka Xoolaha ee Magalada kismaayo kaas oo ay ku xaraysan yihiin xoolo sugaya in la  dhoofiyo.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya