Masuuliyiin ka socda Galmudug oo booqday deegaanka Turbi ee galbeedka Degmada Balanballe.

0
100

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka socday wasaaradaha Caafimaadka, waxbarashada iyo Arrimaha gudaha ee Galmudug ayaa safar shaqo ku tahay deegaanka Turbi oo galbeed uga beegan degmada Balanballe ee gobolka galguduud, waxaana booqashadooda ay ugu kuu galayeen adeegyada bulshada.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya