Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-ku simaha Guddoomiyaha Caasimada Galmudug ee Dhuusamareeb Mudane Cabdisamad Salad Aadan Dr”Sanweyne”oo ay wehliyaan xoghayaha Maamulka Caasimadda Galmudug mudane
Abdisalan Aabi Aadan,qaar kamid ah Shaqalaha Dowladda Hoose,xubno katirsan Golaha Deegaanka iyo wasiiro katirsan Dowlada Galmudug ayaa howlo shaqo kutagay Deegaanka Xananlay oo kamida deegaanada hoosyimaada Caasimada Dhuusamareeb.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa