Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug Mudane Cabdirahman Cali Maxamed “Geedaqorow” oo ay wehliyaan xoghayaha Maamulka Caasimada Galmudug mudane Cabdisalaan Caabi Aadam, iyo qaar kamid ah Shaqalaha Dowladda Hoose,xubno katirsan Golaha Degaanka ayaa howlo shaqo kutagay deegaanka Xamaama-Goy oo kamida deegaanada hoosyimaada Dhuusamareeb.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya