Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Hormuud Salaam Foundation ayaa magaalada Muqdisho kusoo gabagabeesay Mashruuc qaliino loogu sameeyay in kabadn 70 caruur ah oo Wadnuhu Daloolay.
Mashruucan ayaa waxaa iska kaashanayay maamulka isbitaalka soomali sudaneys iyo Hay’adda Hormuud Salaam Foundation kasoo loo aadi jiray dalka dibadiisa.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya