Mashruuc lagu qodayo ceelbiyoodyo oo laga daahfuray Deegannada Xaabow, Weyle ee Gobolka Sanaag

0
168

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegannada Xaabow, Weyle-sidke, iyo Kulmiye ee gobolka Sanaag ayaa laga daah furay mashruuc lagu qodayo ceelbiyoodyo loogu talo galay inay biyaha ka caban dadka iyo duunyada ku nool deegannadaasi.

Xildhibaan Cabdikariim Meecaad Xuseen oo ka tirsan golaha wakiillada Somaliland gacan weyn ka geystay dhismaha iyo hirgalinta ceelbiyoodka ayaa sheegay in bulshada hadii ay biyo helaan ay beeran donaan dalagyada kala duwan.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah faahinaya