Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha degmada Bosaaaso Eng Abdifataax Mohamed Osmaan iyo Madax ka socda Hayadaha UNHCR Iyo NRC ayaa Maanta magalada Bosaaso SI WadaJir ah u dhagax dhigay Mashruuc lagu dhisayo 44 guri oo ay ka faa’iidaysan doonan dadka danyarta ah ee ku nool kaamamka magalada, waxaana mashruucan maalgelinaysa Haayada UNHCR iyadoo ay fulinayso NRC oo kaashanaysa Dowlada Hoose ee Degmada Bosaaso.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa