Masharuuc Dhismaha Warbiyoodyo ah Oo ka socda Degmada Xudur.

0
29

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Xuddur ee Gobolka Bokool ayaa waxaa Laga Fuliyey Mashruucyo Hormarineed oo Hay’ada MARDO Maalgelineysey oo ay la kaa shaneysa Wasaarada Tamarta iyo Kheyraadka Dowlada KG, kaasi oo muhiim gaar ah u leh qeybaha kala duwan ee Bulshada maadama ay u badan yihin Beeraley iyo Xoola dhaqato.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa