WARARKA Mamulka Madarasada Mucaad Binu Jabal ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay xaalada Waxbarasho ee Madarasadasi. By admin - August 28, 2021 0 265 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulaha Madarasada Mucaad Binu Jabal ee Deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose Macalin Cabdifatax Cali Bile ayaa kawarbixiyay xaalada waxbarasho ee madarasadaasi. Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2021/08/Warka-Cabdullahi-xaalada-waxbarasho-ee-madarasada-macaad-binu-jabal-1.mp3