Malayga laga soo jilaabto webiga Shabeelle oo shaqo abuur u noqday Haweenka Baladweyne.

0
28

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Farxiyo Cabdi Xasan waa hooyo ku nool Magaalada Baladweyne islamarkaana iibiso Malaayga Webiga Shabeelle iyadoo dhaqaalaha ay ka hesho nolosha qoyskeeda ku maareeyso.

Malaayga ayay ku gadaa agagaarka Buundo weyne waxayna ku iibso Malaayga isgoo bisil iyo isgoo Ciiriin ah.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya